Halkan KA Daawo: Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Go’aamisay in La Dilo Haweenay Si Fool Xun u Khaarajisay Haweenay kale.
Hargeysa 20 jully 2014 (SDN/QJ)Maxkamada Gobalka Maroodi jeex oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa ayaa saaka go’aan ku gaadhay in dil lagu fuliyo Haweenaydii dilka arxan darrada ah ka fulisay guri ku yaala magaalada hargaysa.dilkaasi oo ay u gaysatay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo dilka kadib ay ku dhex aastay isla gurigeeda.
Xukunkan Dilka ah waxaa saaka ku dhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Hargeysa .
waxaa kale oo xukunkan dilka ah mid la mid ah maxkamaddu amartay in lagu fuliyo laba ka mid ah caruurta ay dhashay haweenayda dilka loo haysto, sidoo kale waxaa 10-sanno oo xadhig ah lagu xukumay mid ka mid ah gabdhah
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed AadanQurbe jog
Concat@somalidiasporanews.com