Halkan Ka Daawo : Gudoomiyayasha Xisbiyada Ucid iyo Wadani Oo Ka Hadlay Kulan Markii Labaad Ay La Yeelan Lahaayen Madaxwaynaha Oo Baaqday
Hargeisa 17/9/2014(SDN/QJ)iyada oo axsaabta mucaaridka ahi ay ku dhawaaqeen maalintii shalay ahady in xukumada somaliland kaga baxday wadahalo ay u balan sanaayeen in ay xal kaga gaadhaan muranka ka dhashay diwaan galinta madaniga ee dhawaan dalka laga bilaabayo, ayaa waxa maanta mar kale baaqday kulan ay ku balan sanaayeen labada gudoomiye ee xisbiyada mucaaridka ah iyo madaxwayanaha somaliland, iyada oo labada gudoomiye ee xisbiyada ucid iyo wadani ay ka hadleen baaqashada kulankani ay maanta la qaadan lahaayeen madaxwayanaha Somaliland
kulankan ayaa ah kii labaad ee ay ku balansanaayeen xukumad somaliland iyo xisbiyada mucaaridka ahi waana markii labaad ee uu baaqdo
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed@Qurbejog.com
Concat@somalidiasporanewss.com