|

Halkan ka Daawo Barnaamij Xiiso leh oo ku Saabsan Jamaal Cabdi Naasir

Qaahira 12.Dec 2013 (SDN)- 23 bishii July sanadkii 1952-kii xilli habeenimo ah cutubyo ka tirsan ciidanka dalka masar ayaa isku xeeray oo qabsaday xarumahii dawladda iyadoo aan wax rasaas ah la maqal waxay gacanta ku dhigeen Idaacaddii dalku lahaa iyo labada wasaaradood ee Arimaha gudaha iyo Gaashaandhiga. goor hore oo subaxnimadii xigtay ahna Milaterigu waxay baahiyeen in la riday nadaamkii Boqortooyada, mas’uuliyadii dalkana ay la wareegeen koox saraakiil ah oo loogu yeedhay magaca Dubbaatul Axraar ama saraakiishii xoreynta. kuwaasoo uu horkacayey Jamaal C/Naasir.

Qaahira SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed