Halkan Ka Akhri Tafaasiisha 36-Safar Oo Uu Madaxweyne Xasan Sheekh Dibadda Ugu Baxay Oo Ay Ku Baxday Lacag dhan $5,400,00
Muqdisho:01-March-2014(SDN)-Wararka Hoose ee Laga Helayo Aqalka Madaxtooyada Somalia, ayaa Faahfaahin ka Bixiyey Safarro Tiradoodu Gaadhayso ilaa 36 oo muddadii Sanadka iyo Badhka ahayd ee uu Xilka hayey uu Galay.
Tafaasiisha iyo Qaababka ay safarradaasi ku dhaceen ayaa warka Madaxtooyada laga Helayaa u dhigayaa sidatan:
1- Bishii Oktobar 8,deedii sanadkii 2012 waxa uu Madaxweynaha u safrey dalka Uganda
2-Bishii November 26,keedii sanadkii 2012 waxa uu u safrey Jabuuti
3- Bishii Disember 5,teedii Sanadkii 2012 waxa uu Madaxweyne Xasan sheikh u safrey Turkiga.
4-Bishii Disember 16,keedii sanadkii 2012 waxa uu u safrey Jabuuti
5-Bishii Disember 31,keedii sanadkii 2012 waxa uu u safrey Kenya
6-Bishii January 1,deedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Suudaan
7-Bishii January 13,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Mareykanka
8-Bishii January 21,keedii sanadkii 2013 waxa uu safrey Sacuudiga
9-Bishii January 26,keedi sanadkii 2013 waxa uu u safrey Ethiopia
10-Bishii January 29,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Belgium
11-Bishii February 1,deedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey UK
12-Bishii February 6,deedii sanadkii 2013 waxa uu safrey Egypt
13-Bishii March 3,deedi sanadkii 2013 waxa uu u safrey Qatar
14-Bishii March 25,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Qatar
15-Bishii March 30,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Imaaraadka Carabta
16-Bishii Abril 12,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Turkiga
17-Bishii Abril 15,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey UK
18-Bishii Abril 20,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Ethiopia
19-Bishii Abril 27,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Kenya
20-Bishii May 3,deedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Ethiopia
21-Bishii May 23,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Ethiopia
22-Bishii May 29,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Jaban
23-Bishii Jun 17,keedii waxa uu u safrey UK-G8
24-Bishii julay 8,deedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey South Sudan
25-Bishii August 3,deedii sanadkii 2013 waxa uu safrey Uganda
26-Bishii 19,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Ethiopia
27-Bishii September 11,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Imaaradka Carabta
28-Bishii September 15,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Ethiopia
29-Bishii September 20,keedii 2013 waxa uu u safrey Italy
30-Bishii September 24,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Mareykanka
31-Bishii Oktobar 1,deedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Turkiga
32-Bishii Oktobar 11,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Ethiopia
33-Bishii Oktobar 28,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Turkiga
34-Bishii Disember 25,keedii sanadkii 2013 waxa uu u safrey Kenya
35-Bishii Janury 28.sanadkan 2014 waxa uu u safrey Ethiopia
36-Bishii February 9,keedii sanadkan 2014 waxa uu u safrey Turkiga.
Guud ahaan waa 36 safar marka leysku daro Safarada uu dibada ugu baxey mudadii uu xilka haayey Madaxweynaha Somalia Xasan sheikh Maxamud waxaana halkii safar lacagta ku baxeysa ay dhan tahay $150,000. Boqol iyo Konton kun oo dolar, waxaana sidoo kale guud ahaan Lacagta safaradaas ku baxey ay dhan tahay $5,400,00 waa shan milyan iyo afar boqol oo kun oo Dolar.
S.D.N
Contact@somalidiasporanews.com