|

Halka Ka daawo:: xoghayaha guud ee ururka saxafiyiinta somaliland ee solja oo ka hadalayu xukunkii ay maanta maxakamada hargeisa ku ridaya masuuliyiinta wargayska haatuf

Hargeisa  june 25 . 2014 (SDN/QJ) Xogyaha guud  ee  Urur suxufiyiinta somaliland ayaa maanta  ka  si kulul  u canbaareyey  xukunkii maxkadu

ku  riday gudoomihii wargeyska  Haatuf  iyo tafatarihiisi  isgoo  Xoghayuhu  xukunkasi  ku sheegay in  lagu  raaligalinaayo

wiilka uu madaxwaynuhu sodoga u yahay

baashe  cawil iyo wasiirka  macdanta iyo tamarta somaliland  isago  sidoo  kale madaxwaynaha somaliland  ugu  baaqay

si degedega loo soo celiyo xoriyadiisa

faanto

maxamed Aaadan

Comments are closed