|

Halisaha Sicir Bararka Somaliland ka Taagan Isu eekaanta Shan Sanno ka Hor Iyo Midabka Maanta Farqi uma Dhaxeeyo DAAWO

Hargaysa 21.April 2015 (SDN/QJ)- Nolosha dadka Reer Somaliland ayaa Xaalad adag gashay kadib Markii uu Xadhkaha goostay Sicir barar dhaliyay in Maceeshadii Cirka isku shareerto.
Dareen damqasho ma muuqdo waxaad mooda in Xukuumadu aanay hayn Siyaasad Cad oo ay ku hagto Nolosha ummada ay Mas’uulka ka tahay, Ganacsatadu Malaha Damiir qabta Ku dar Mooyee.

Ha la Yaabin In Warbixintani la diyaariyay Shan Sano ka hor Isweydiintu waxay tahay Shaygii Maalintaas Boqol Kun Joogay Wuxuu Maanta Marayaa Sadex Boqol Wax Kor u Kaca Mooye Ma Jiro Wax Hoos u degayaa hadana weli waa la nool yahay.

Comments are closed