|

Hakad Mar kale ku Yimid Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia Waa Maxay Sababtu

Hargaysa 05.Jan 2014 (SDN)- Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Md.Maxamed Biixi Yoonis ayaa Saaka Shirjaara’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, waxa uu ku dhawaaqay in dib ay u dhaceen markii saddexaad wadahadladii u dhexeyey Somaliland iyo Somaliya oo la fillayey in ay qabsooman Maalinta salaasada ee Todobaadkan.

Wasiirka Arrimaha Dibada SomalilandWasiirku waxa uu sheegay dawlada somaliya ay cudurdaar u soo gudbisay ah in shirka aanay ka soo qaybgali karin balse waxa uu tilmaamay in 15-bishan  la fillayo in shirkaasi uu qabsoomo.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed