Gudoomiye ku Xigeenka Guurtida oo Shaaciyay Go’aamo u adeegaya Guddidii Shirguddoonka Shirweynihii Kulmiye {DHAGAYSO}
Hargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Guddidii Golaha Guurtidda ee ku jirtay Dhex dhexaadinta Khilaafka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhawaaqday go’aankii ay ka soo saareen dhagaysiga labada garab kaasoo u janjeedha dhinaca Xukuumadda.
Go’aanka Koowaad waxay Guddidu ayiday go’aamadii ka soo baxay gudidii shirweynihii kulmiye iyo liisaskii ay soo saareen ee golaha fulinta iyo golaha dhexe, kuwaasoo ay guddida diiwaangelinta Ururada siyaasaddu hore u ansixisay.
Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee Golaha Guurtida Siciid Jaamac Cali ayaa Madashaasi ka akhriyay Go’aamada ay ergadoodu gaadheen.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO GO’AAMADII GUURTIDA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SICIIDTIMOWEYNE07.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com