|

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo dib ugu Noqday Go’aankii Gudoomiye Cirro,Ganafkana ku dhuftay Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO

Hargaysa 11.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta ku tilmaamay Maalin Ku Madow Shacabka Somaliland waxaanu Xaaraan ku tilmaamay Go’aankii ay Mudada ugu Kordhiyeen Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay in kadib markii la iska indho tiray soo Jeedintoodii ahayd in doorashadu aanay dhaafin sannadka soo socda ay dib ugu noqdeen go’aankii Komiishanka Doorashooyinka Qaranka.

Comments are closed