|

Gudoomiye Cirro Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Shuruucdii Iyo Qawaaniintii Dalka U Taalay,Una sOO Jeediyay Muhiimada Ay Leedahay In La Dhawro Shrciga Dalka {DHAGAYSO}

Hargaysa:12,June,2014(SDN/QJ)-waxa uu ka hadlay Arimaha Dalka sida:ku dhaqanka Shuruucda iyo Qawaaniinta Dalka oo uu si toos ah ugu Eedeeyay Xukuumada uu Gadh-wadeenka ka yahay Axmed Maxamed Siilanyo inay Si badheedh ah ugu tumatay Shuuruucdii dalka u taalay iyo Kala-xadaysnaantii Laamaha Dawladda.

 

Waxa kale oo Gudoomiye Cirro Xad Gud iyo Wax aan la qaadin Karin ku tilmaamay Xadhiga ay Xukuumadau kula kacaday qaar ka tirsan Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka ee Degmooyinka Burco iyo Berbera,isaga oo Xukuumadda usoo jeediyay inay dhawrto kala madax-banaanaanta Waaxyaha kala duwan ee Dawladda.

 

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYE CIRRO
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Ciro12.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

Daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.comciro

Comments are closed