|

Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Madaxweynaha Somalia uu Jebiyay Qodob ka Mid ah Go’aamadii Shirkii Turkiga {DHAGAYSO}

Hargaysa 20.May (SDN) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa Jawaab kulul ka bixiyay hadalkii ka soo Yeedhay Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Xasan Sh.Maxamud ee uu aadanaa inuu ka soo hor jeedo Madax banaanida Somaliland .

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray Shacab Weynaha Somaliland ee ku nool Dalka Gudihisi iyo Dibadiisa sida weyn ee ay uga qayb qaateen Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax banaanideeda,Taas oo Tilmaamaysa ayuu yidhi inuu yahay Go’aankani yahay Mid Shacab.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Waxaa kale oo uu Mahadnaq u diray Shacab Weynaha Somaliland ee ku nool Dalka Gudihisi iyo Dibadiisa sida weyn ee ay uga qayb qaateen Xuska 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland ku dhawaaqday inay dib ula soo noqotay Madax banaanideeda,Taas oo Tilmaamaysa ayuu yidhi inuu yahay Go’aankan Shacbi oo aan ka Noqosho lahayn,Waxa uu Gudoomiyuhu Xusay in Somaliland ay Jeceshay inay Deriskeeda kula Noolaato isagoo taas badalkeedana cadeeyay inay diyaar u tahay Somaliland inay difaacdo Qaranimadeeda.

Hadalkan ayuu Gudoomiyuhu ka Sheegay Shir jaraa’id oo uu Maanta Ku qabtay Xafiiskiisa
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/CIROWADANI.mp3″]

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed