Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Khudbad Dareenka Bulshada Kicisay u Jeediyay Shacabka Gobolka Togdheer DAAWO
Burco 18.May 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Somaliland ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Shacabka Ku dhaqan Magaalada Burco Waxa uu Maanta la wadaagay Xuska 24 Guurada ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada Xornimada Jamhuuriyada Somaliland iyadoo magaalada Burco ay ahayd Bogcadii lagaga dhawaaqay dib u soo celinta Madax bannaanid Somaliland.