|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka Hadlay Dib u dhaca Shirkii Dooda Qaran,Xukuumadana ku dhaliilay Farogelinta G/Wakiilada {DHAGAYSO}

Hargaysa 11.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku dhaliilay Farogelinta Qaawan ee ay ku qaaday Golaha Wakiilada,Waxaa kale oo uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ka Hadlay Dib u dhaca ku Yimid Qabashada Doodii Qaran ee baaqatay.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu u Mahadceliyay Odayaasha Guurtida ah ee Isu Xilsaaray Soo afjarida Khilaafkii ka dhex aloosnaa Golaha Wakiilada.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Gudoomiyaha Ucid
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/faysal11.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed