|

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Digniin u diray Xukuumada kana hadlay Diiwaangelinta Madaniga ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.July (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Engineer Faysal cali waraabe ayaa Xukuumada uga Digay inay Xeeladayso  hawsha diiwaangelinta muwaadiniinta, waxana uu ku tilmaamay in labada hawlood ee diiwaangelinta ah ay mas’uuliyadoodu saaran tahay Xukuumadda loogana fadhiyo inay mas’uuliyadda loo baahan yahay ku dhaqangeliso diiwaangelintaas.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxaa kale oo Saluug ka Muujiyay in Heshiiskan is afgarad uu Xukuumada u Saxeexay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo aan la ansixn.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/INACALI.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed