Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo dalka dib ugu Soo laabtay Isla markaana dhaliilay Siyaasada arrimaha Dibada DAAWO
Hargaysa 20.July 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arimo Doora Oo Ay Kamid Tahay Siyaasada Arimaha Dibada Ee Dalka.
Gudoomiye Faysal Waxa uu Sheegay inuu dalka Mexico oo uu kaga qayb galay Shir ay ka qayb qaadanayeen Xisbiyada ay isku aragtida yihiin Waxaa kale oo Gudoomiye Faysal uu dhaliilay Siyaasada arrimaha Dibada ee Somaliland.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com