Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Shir Axsaabta Siyaasada ee Africa kaga qayb galay Dalka Marooko oo dalka ku soo laabtay DAAWO
Hargaysa 03.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay Isla markaana faahfaahin ka bixiyay Shir uu kaga qayb galay dalka Maroko oo lagaga hadlayay hannaanka Xisbiyada Siyaasadeed.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Sheegay in Xisbiga Kulmiye uu Xubin ka Yahay Xisbiyada Qaaradda Africa oo Markii hore ay Markii hore Xubin Sharafeed ka ahaayeen.