|

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inay Xukuumada ku Garab joogaan Difaaca Xuduudaha {Daawo}

muuseHargaysa 16.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka hadlay Kulan uu Madaxweyne Siilaanyo isugu yeedhay Xisbiyada Qaranka, Hogaamiyeyaasha Golayaasha Qaranka lagagana arrinsanayay dhawaqii ka soo yeedhay Beesha Caalamka ee Somaliland ku ajburayay inay Ciidamadeeda kala baxdo deegaanada uu muranku ka taagan yahay.

Mouse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Mucaarid iyo Muxaafid laga Midaysan yahay Difaaca qaranimada Somaliland

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed