|

Gudoomiyaha Ururka Solja oo Wasiir Cukuse Kula Garnaqsaday Tacadiyada ay Xukuumadu ku Hayso Saxaafada {DHAGAYSO}

Hargaysa 09.April 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Ururka Solja ee Saxaafada Somaliland Xasan Maxamed Yuusuf ayaa Maanta Kula Garnaqsaday Wasiirka Warfaafinta Hagar daamooyin ay Saxaafada Madaxa banaaani ka  Tirsanayso Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo.

Gudoomiyaha Solja waxa uu Sheegay in loo baahan yahay Sidii ay Maxkamaduhu ugu dhaqmi lahaayeen Xeerka Dhaqan galka ah ee aan badalkiisa la hayn ee Saxaafada Waxaa kale oo uu Hoosta ka Calaamadiyay in Xisbiga Kulmiye iyo Dawladiisu aanay Sidii ay ugu Liiseen ugu soo hanbayn .

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKA GUDOOMIYAHA SOLJA
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/xasanmaxamed(1).mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog@gmail.com

Comments are closed