|

Gudoomiyaha Ururka dhalinyarad SANYO ee Uk oo la kulan la qatay Madaxwayne ku xigeenka Somaliland iyo Wasiirka Maaliyada

london 29May13(SDN) Gudoomiyaha dhalinyarada SONYO Mudane Ismaciil Saalax Yasiin  iyo xubnaha ururka ayaa waxay kulan la qateen madaxwayne ku xigeenka Somaliland kana wada hadleen Doorka dhalinyarada Somaliland ee qurbejooga sidii ay uga qayb qatan lahayeen waxtarka iyo horumarka somaliland, Gudoomiyaha ayaa war bixin ka siyey Madaxwayne ku xigeenka dhalinta reer Somaliland ee UK ee ku dhaqan sidii xidhiidhka ka dhaxeeya iyo sidii ay uga qayb qadan lahayeen wacyi galinta siiba sidii loo joojin lahaa Tahriibta  dhibatada  ay ledahay  iyo sidii dhalinta loogu samayn lahaa shaqo abuur ay wadankooda ku jogaan oo anay hawaysan Tahriibta oo in badan oo qurbejoogu ay arkeen dhibatada ay ledahay

 

Halkan ka Dawo Sawirada

Qurbejoog.comLondon

Comments are closed