|

Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Hakiyey Kala Fadhigii Golaha Wakilada Kadib Markii Ay Ka Soo Xadiriwayen Xildhibanadi Kulmiye Iyo Khilafad Hor Leh Oo Ka Dhex Curtay Shir Gudonka Golaha Wakilada

baen

Hargeisa 26/oc/2014(SDN/QJ)Kala  Fadhigi aan  caadiga ahayn ee golaha wakilada somaliland oo saaka  la filaayey inuu qabsoomo  o lagu ansixiyo  komishanka doorashooyinka cusuba ayaa saaka noqday  mid  fasilmay oo  aanay ka soo xaadirin  xildhibandii muxafidka ahaa ee garabka kulmiye  iyadoo saaka asalaadi  ay saa xadiren xildhibanadii kale  oo uu buuxsamiwaayey  kooramkii  dhankale  waxa iaygu  soo xaadiray  xubanihii cusubaa ee komishanka doorashooyinka  hadaba gudoomiyaha golaha  wakilada  ayaa saaka  isna xildhinaba golaha wakilada  ogaysiiyey  inta saaka soo xaadiray  inuu goluhu  ku  noqday  bila  iyo badhaka ahaa iaydoo xildhibana mucaaridka ahi  ay ku eedaynaya xukuumadu  inay  ka hosr istagtay xildhibanada muxaafidka  inay  ka xadiran  fadhigasi  taasi oo ay  mucaaridku ku eedaynayan  in xukuumadu diidantahay in la asxiyo komishanka doorashoyinka

Hargeisa SDN/QJ

ConcatSOmalidiasporanews.com

Comments are closed