|

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Ku baaqay in Deg Deg loo dhamaystiro Hanaanka Diiwaangelinta {DAAWO}

CirroooHargaysa 07.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay in loo baahan yahay sidii loo dedejin lahaa Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha .

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxaa kale oo uu Xusay in Somaliland ay ku Guulaysatay Hananka Axsaabta badan sidoo kale waxa uu  ka hadlay Habka Xalinta Khilaafaadka ee Somaliland Waxaanu u soo Jeediyay Deeq bixiyeyaasha iyo Cidii kale ee danaynaysaba inay Kaalintooda ka qaataan Meel marinta Nidaamkan.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

 

Comments are closed