|

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Kulan la qaatay Wakiilka Urur Goboleedka Igad Daawo

CaptureHargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta Xafiiskisa ku qaabilay Wefti ka socda Urur Goboleedka Igad oo Booqasho ku jooga Somaliland.

Wakiilka Urur Goboleedka IGAD u Qaabilsan Somaliya oo Safar ku Jooga Magaalada Hargaysa Ayaa Ka Warbixiyay Wixii Uu Ku Arkay Somaliland iyo Kulan Dhex Maray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.

Wakiilka IGAD u qaabilsan  Arimaha Somaliland Mr Afey Ayaa sheegay inuu La ashaqaaray Nabad galyada taala Somaliland.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed