|

Gudoomiyaha Gobolka Salal oo maanta cadeeyay inay waxba kama jiraan tahay Doorashadii shalay ee Duqa Seylac iyo ku-xigeenkiisa (DHEGEYSO)

Saylac 21.Dec.2012 (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Salal Xaaji Nuur Cismaan Guuleed ayaa maanta cadeeyay inay waxba kama jiraan tahay fadhi aan sharci ahayn oo ay shalay yeesheen Qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Deegaanka ee Magaalada Saylac isla markaana ku sheegeen inay ku doorteen Maayar iyo ku xigeen.

Gudoomiyaha Gobolka Salal waxa uu iftiimiyay dariiqa uu sharcigu u jidaynayo fadhiga ugu horeeya ee Golaha deegaanku yeelanayo.

Gudoomiyaha oo arrintan ka hadlaya waxa uu yidhi

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Salal.mp3″]

 

 

Comments are closed