|

Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Waajibaadka Hor yaala Mudanayaasha Golaha Deegaanka Boorama {DHAGAYSO}

Boorama 04,May (SDN).Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa  tababar mudo laba iyo toban Cisho ah u Socday Xidhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Boorama waxa uu ugu soo Gabo gabeeyay Magaalada Boorama .

Tababarkan loo soo xidhay xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama ayaa Waxay  ku baranayeen casharo salka ku haya hogaaminta wanaagsan iyo xalinta khilaafaadka.

Xidhitaankii tababarkan ayaa waxa ka soo qayb galay Badhasaabka gobolka Maayarka Boorama iyo saraakiil ka kala socotay wasaarada arimaha gudaha iyo macahadka tababarka shaqaaha dawlada.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BarnaamijBorama4.mp3″]
Boorama SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed