Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee ururka Xaqsoor ee London ayaa Taageertey Golaha Toosinta Iyo Wadatashiga Somaliland
London 14july13(SDN) Guddoomiyaha garabka haweenka ururka xaqsoor ee london marwo Rooda Cusmaan Mustawi ayaa si buuxda utaageertey golihii ay dhawaan ku dhawaaqeen siyaasiyiintii cusleyd ee somaliland ee ahaa Golaha Toosinta Iyo Wadatashiga Somaliland kaas oo ah mid maanta marxaladan lagu jiro dalka iyo dadkaba u ah kii badbaadinlahaa.
Dhanka kalena waxaa siwayn utaageerey haweenka qurbajooga reer somaliland oo aad utiro badan sheegeyna in golahani sharciyahey sidii ay ucadeeyeen siyaasiyiintii ku dhawaaqdey waxaaney haweenku sheegeen in ay hiil iyo hooba lagarab taaganyiin taasi oo ay ku tilmaameen in ay maanta somaliland marxalad xun mareyso loona baahanyey badbaadin waxaaneuy haweenka iyo gudoomiyaha garabkuba sheegeen inay hiil iyo hooba la garab taaganyiin.
Rooda Cismaan mustawi
Qurbejoog.com
London