|

GUDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA AHNA GUDO XIGEENKA XISBIGA UCID EE BARIGA AFRICA OO HANBALYEY TAGEERAYASHA XISBIGA UCID IYO GUUSHA XISBIGU KA GAADHAY DORASHADA DEEGAANKA

GUDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA  AHNA GUDO  XIGEENKA XISBIGA UCID EE BARIGA AFRICA  OO HANBALYEY TAGEERAYASHA XISBIGA UCID IYO GUUSHA XISBIGU KA GAADHAY DORASHADA DEEGAANKA

(KAMPALASDN)Guddomiyaha xigenka  xisbiga  ucid ee bariga iyo badhtanka  Africa ahna guddomiyaha   machadka cilmi badhista dimuqradiyada iyo Horumarka  Somaliland   khaddar bitijoor ayaa waxa u hanbalyo uu diraya taagerayasha xisbiga ucid  meel kasta o ay aduunka kaga nool yihiin waxaanu yidhi  waxaan idin leyahay hanbalyo cududiina iyo maskaxdiina aad galiseen xisbiga ucid waliba guulo waa wayn ka samayseen dhamaan gobalada Somaliland oo dhan iyo inta hoos timaada ,dhanka kalana waxa uu dhamaan uu soo jeedinaya  masuuliyiinta xisbiga ucid hanbalyo  lamida  midaas ,waxan leyahay waan ku guulaysanay hadafkeeni si khayr qabta .

Dhanka kale waxa uu guddomiyuhu usoo jeedinay dhamaan umada reer Somaliland ee ku kala nool dunida gar ahaan shacabka xalasha ah ee  ku sugan dalka gudihiisa  oo muujiyey inay nabad ku codeeyaan midaas oo wax ilahay lagu mahadiyo ah ,mar labaad iyo mar sadexaad waxaan hanbalyeynaya si gaar ah tageerayasha  xisbiga ucid oo si layaab leh xisbiga ucid ugu soo saaray dhamaan gobalada dalka oo dhan kalmaha koobad  ku soo sareen ama darajoyinka  ugu sareeya waxaan leeyahay waad ku guulaysateen dhamaanteen xisbi ahaan iyo tageero ahaanba .

Waxa kale oo uu gudomiye ku xigeenka ka hadlay in nabada laga wada shaqeeyo ay inoo fiican tahay tahayna mid lama huraan oo aan ku soo nabad iyo caano maalnay mudan  tahayna in lawada dhowro haday tahay xukumaada iyo shacabka reer Somaliland min bari ilaa galbeed.

Isago hadalkiisa sii wata waxa uu inta sii raciyey komishanku waan ku hanbalyeyna howsha baxada leh ee ay qaranka uu hayaan oo ay heegan ugu jiraan ilaa arbacadii ilaa hada mudana yihiin in lagu amaano waxaan leeyahay ilahay xilka aad  umada, iyo qarankaba uu haysaan ilahy haydinku asturo.

 

Dhanka kale waxa uu hadalkiisa ku soo af meeray xukumaduna iyada lafteeda ilahay ha ku asturo xilka ka saran amaanka ilaalintiisa dhamaana waa in laga wada shaqeeya amaanka wabilaahi towfiiq

 

khadarbitijoor@hotmail.com

 

+256791661106

 

 

OFFICE UGANDHA /KAMPALA

 

 

 

Comments are closed