Gudomiyaha isaaqiyadda dalka ugandha oo ururada hadhay iyo shacabka somaliland uu soo jeediyey inay nabada meel uga soo wada jeedsadan xukumadana ugu baaqay inay si dheelitiran ugu shaqayso shacabka somaliland
(KampalaSDN) Gudomiyaha isaaqiyadda dalka ugandha muuse xasGudomiyaha isaaqiyadda dalka ugandha oo ururada hadhay iyo shacabka somaliland uu soo jeediyey inay nabada meel uga soo wada jeedsadan xukumadana ugu baaqay inay si dheelitiran ugu shaqayso shacabka somaliland an ahmed (qaara weyne) ayaa shacabka xalasha ah ee reer somaliland ugu baaqay inay nabada kawada shaqeeyan waayo nabadu iyada ayeynu ku nool nahay oo aan uu bahanahay waan huba inay shacabka somaliland gob yihiin ,waxa kale o hadalkiisa sii raaciyey nabadu waa mida suurta galisay dimuqradiyada ka jirta somaliland ee indhaha calamak soo jeedisay waan mid laynagu majeerto waxanay mudan tahay inaan sideeda uu ilaalino dhamanteen.
Dhanka kale isago hadalkiisa sii wad gudomiyihu waxa uu inta raaciyey waxa kaleoo aan u soo jedinaya dhmaan ururada iyo asxaabta dalka somaliland inay nabad dhankooda ka ilaaliyan oo ay ururada hadhay ay nabad iyo tagerayashooda wax uu sheegan sidi ururadii horeba yeelen sida kuwi toban sano ka hor yeelen maantana lagu aamani karo ,waayo aduunka tariikhdu waa is qorta isna kaydisa .
Waxa dhanka kale uu la dardaarmay madaxweynaha somaliland Md ahmed mohamed silaanyo maah maah ba waxay tidha awrka gur gur ee reerku rarta waxa la saar wax kasta oo aaan awrta kale la saarin marka awrkaasi waxa uu dulqaata rar aad badan marka madaxweyne waxaan ku leenahay waxa ku saaran wax kasta oo awr gur gur saaran iyo wax kabadan .
Waxa uu hadalkiisa ku soo afmeeray gudomiyuhu waar bada ayaa caano macaan nabadana nina laga baryi maaye nabada iyo tariikhda is qoraysa aan ilaashano nin kastaan ha ilaashado oo ururada wxaan leyhay guusha sidi xaji badi xusen yusuf abdi waraabe yidhi dirashadu waa fardo madal yimi oo mid unba laga dheereya ee dharaynta waa mid jirte aan aqbalno oo qaranka uu tanaasulno ayuu hadalkiis aku soo afmeeray .
Telphonkan kala xidhiidh gudomiyaha isaxaqiyadda dalka ugandha muuse xasan hamed (muse qaara weyne) +256791528399
OFFICE UGANHDA KAMPALA SOMALIDIASPORANEWS
WARIYE KAHADAR BITIJOOR
khadarbitijoor@hotmail.com
+256791661106