|

Gudidii Waddani ee UK oo is casishay Dhaman kadib iyo khilaaf masibo ku habsatay Xisbiga Waddani UK

Burbur, khilafad iyo masibo kutimi Xisbiga waddani UK kadib markii loo dhibay gudomiye macangeg, hor iyo dabodid ah. Gudomiyehas oo kayimi Ururki hadhay ee Ummadda. Gudomiye Ahmed Ali Nahi Waxa u noqday mid macangeg ah, oo ku sifaysan ”leadership quality” balse kahaysta tagero jifadii Gudomiyaha Xisbiga Mr Ciro.
Arintan oo ahayd runtii tii u Gudomiye Abdiraman Ciro uu u yimi wadankan ingiriska haseyeshe anu waxba kaqaban. Iyado wiliba gudidii hore waddani  ay si gaar ah ula kulmen Gudomiye Ciro u ugana xog waramen waxa dhabta ah ee jira .Waxa kalo jirta in jifada Gudomiye Ciro ay kudhaqaqday in ay iyaga oo qudho ay dhisan gudi cusub lana so xidhidheen qaar  ka mid ah si ay Gudidii hore xilal ugu ugu magacaaban.
Waxa kale oo lasa meeyey Gudidi lagu magacabay musdambedka iyo xalinta khilafadka. Gudidan oo ka koban oo noqotay mid aar gosi ah iyana iswadahaysada an is kuna kalsonayn. Kadib marki laba xubnod oo kamid ihi marorsaden ajendihi. Labadas xubnod oo kala ah Hussein Asad and Abdirahman Sheekh (Indhole), xubnahan oo isla markana tageero buxda kahaysta Gudomiye Ciro iyo jifadisaba.
Taasi waxay caqabad wayn kunoqotay wadashaqayntii gudidi waddaniyinta ah. Waxa kale oo xaqiiqo ah Gudidii Xisbiga Waddani UK in ay ahayeen kuwo la soo bilaabay xisbiga  soona gadhsisay her qaran oo u maanta joogo,kuwaas oo manta lagu sheegay kuwo aan xisbiga daacad u ahayn oo la hadhay in xisbiga Waddani ,kuwaas oo ku bixiyay maalkoodii ,wakhtigoodii ,aqoontoodii.taas oo uu cuntami wayday arintaasi waxay sabab u noqotay in ay Xisbiga kadareeraan dhamaan Gudidii hore. Waxa kamid ah, Gudomiye kuxigenki kobad, Xoghayihi, Afhayenki, lacaghayihii,Xoghaye ku xigeenkii iyo Gudomiyihi London.
Burburkaa iyo khilaafkaasna waxa hormood ka ahaa la taliyaha Gudoomiyaha Xuseen Asad iyo gacanyarihiisa C/raxamaan sheikh(indhoole) kuwaas oo ku taamayay in xisbiga ay gacanta ku dhigaan iyagoo samaysatay kooxo mbadan oo u badan wax magarato.
Waxaad kala socondoontaan warbaahinta S/land maalmaha soo socda Gudidii hore oo ka xog waramaya sida wax u dhaceen iyo halka sartu ka qudhuntay.
La soco qaybta 2aad  .
C/risaaq ahmed

 

Comments are closed