|

Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo ka hadlay casriyaynta dhismayaasha Wasaaradaha {DHAGAYSO}

Hargaysa 24.Aug 2013 (SDN)- Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta Kormeer ku soo maray Xarumaha Todoba iyo Toban ka mid ah Hay’adaha dawlada oo dhismayaal cusub loo bineeyay .

31404Gudida Joogtada ah ayaa Madaxweynaha Somaliland ku bogaadiyay Waxqabadyada uu ka qabtay Laamaha dawlada iyagoo Xusay inay is barbar dhig ku samaynayaan sidii ay Wasaaradahani ahaayeen iyo qaabka ay maanta u dhisan yihiin

Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso warbixinta Gudida Joogtada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GUURTIJOGTO24.mp3″]

Hargaysa SDN.

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed