|

Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada iyo Wasiirka Waxbarashada oo Isku Muruxsaday DAAWO

Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta hortagtay gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada JSL.

Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Maalmihii u danbeeyayba ku Hawlanayd Olole ka dhan ah Warbixin eedo Musuq Maasuq oo ay Gudidani soo bandhigeen kuwaas oo macne ahaan xambaarsanaa in Wasaaraddaha dawladu ay ka gaabiyeen Horumarinta Gobolada ayaa halkaasi la isku Xogwaraystay

Comments are closed