DHAGEYSO: Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga gobolka Sh/hoose oo faah faahin ka bixinaya qarx ka dhacay gobolkaasi
Marko Dec 19 2012 (SDN)– Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga Maamulka gobolka Sh/hoose Cabdulaahi Muuse Abuukar ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax maanta lala eegtay gaadiid uu la socday Guddoomiye Kuxigeenka dhanka Maaliyada gobolkaasi