Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid C/raxmaan C/qaadir oo gadhay Muqdisho iyo xil culus oo loo Magacabayo
MuqdishoNov10/12 (SDN) Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid C/raxmaan C/qaadir Aayaa gadhay casimada soomaliya ee muqdisho sida ay ku helayso qurbojoog ilo ku dhaw xarunta madaxtooyada cabdiraxaan cabdiqaadir ayaa la filaya in loo magacabo wasiiru dawlaha arimaha gudaha iyo amniga qaranka sida an ku helnay warar hoose.Guddoomiye ku xigeenkii 1-aad ee xisbiga KULMIYE Mujaahid C/raxmaan C/qaadir oo ahaa hogaamiyaha ka ahaa xisbiga talada hayaee kulmiye isaga oo shirwaynihii isaga oo ku jira si aan axran ahayn inta lugta la qabtay dibadda loo jiiday, dabadeedna dhabarkii ka jabay lona qaday wadanka uk , waxa dhawaan isna soogoray Maxamed Cumar Carte Qalib oo isna la wado in loo dhibo xil muhiima ,waxii wara kala soco qurbojoog.com