|

Guddoomiyaha ururka Ummada oo Sharaxaad ka bixinaya sharciga Sirdoonka Somaliland(DHEGEYSO)

Hargeysa Nov 12,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Ummadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa shir jaraaid oo uu Hargeysa ku qabtay waxa uu sharaxaad uga bixiyay sharciga Sirdoonka dalka.

Gudoomiye Gaboose ayaa sidoo kale talooyin wax ku oola u jeediyay madaxweynaha Somaliland si uu taxadar dheeri ah ugu yeesho sharcigan khatar badan iyo magac xumo ka dhalan karto.

HALKAN KA DHAGEYSO SHARAXAADA GUDDOOMIYHA URURKA UMMAADDA

DR MAXAMED CABDI GABOOSE

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/gaboose.MP3″]

Comments are closed