Guddoomiyaha UCID oo xilal ku taxay qurbejooga Yurub iyo Woqooyiga America
Hargeysa Aug 03,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa magaacabay xilal cusub oo qurbejooga xisbiga ay qaban doonaan,Qoraalka xil magacaabida ayaa sidan u qoranaa:
Ujeedo: Xil-Magacaabis Guddida Xisbiga Ucid Ee Wadanka Canada Iyo Xubno Ka Tirsan Qaaradda Yurub
Ka dib markii aanu aragnay kartidii iyo firfircoonidii ay muujiyeen muddadii ay Xisbiga ku soo jireen, lana tashanay Xubnaha Xisbiga ee Wadanka CANADA, waxaanu ku faraxsanahay in aanu Magacawno Guddida Xisbiga Wadanka CANADA, Magaalooyinka Toronta, Alberta iyo Edminton, mar dambe ayaanu soo magacaabi doonaa Magaalada Ottowa iyo Magaalooyinka Maraykanka iyo Xilalka Heerka Qaaradda Waqooyiga Ameerika .
Guddida Xisbiga ee Heer Wadan (CANADA)
1. Axmed Cali Ibraahim (Sabayse) – Gudoomiyaha Wadanka CANADA
2. Cumar Mahdi Xuseen -Gudoomiye Ku Xigeenka Wadanka CANADA
3. Axmed Saleebaan – Maaliyada ee Wadanka CANADA
4. Jawaahir Ismaaciil (Caana-nuug) -Gudoomiyaha G/Haweenka ee CANADA
5. Farax Faarax – Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee G/Haweenka CANADA
6. Safiya Maxamed Qalinle – Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee G/Haweenka CANADA
7. Cabdifataax Cabdillaahi Jire – Gudoomiyaha G/Dhalinyarada ee CANADA.
Guddida Xisbiga ee Magaalada TORONTO
1. Shucayb Cabdillaahi Xuseen – Gudoomiyaha TORONTO
2. Xasan Maxamed Talaabeeye -Gudoomiye Ku Xigeenka Toronto
3. Cabdikariim Muuse Meygaag –Xoghayaha Toronto.
Guddida Xisbiga ee Magaalada Alberta
1. Maxamed Xasan Bardaax – Gudoomiyaha Alberta
2. Kamaal Cali Jire – Gudoomiye Ku Xigeenka Alberta
3. Maxamuud Axmed Qori – Afhayeenka Alberta
4. Khadra Cali Oomaar – Khasnajiga Alberta .
Guddida Xisbiga ee Magaalada Edmonton
1. Maxamed Maxamuud Siciid – Gudoomiyaha Edmonton
2. Cabdixakiim Geedle – Gudoomiye Ku Xigeenka Edminton
3. Muuse Yaasiin Xoghayaha – Edmonton
4. Axmed Maxamed Xasan – Wacyigelinta Edmonton
5. Maxamed Cabdi Gaafani – Gudoomiyha Dhalinyaradda ee Edmonton
6. Cabdirisaaq Cali Jaamac Abyan – Gudoomiye Ku Xigeenka Dhalinyarada Edmonton.
Xubnaha Qaaradda yurub
1.Nuura Ciise Cismaan – Xoghayaha G/Haweenka ee Qaaradda Yurub
2. Nasra Xaaji Cabdiraxmaan – Gudoomiyaha Abaabulka iyo Wacyigalinta ee Dalka Sweden.
Wabillaahi Tawfiiq
Gudoomiyaha Xisbiga UCID
Eng. Faysal Cali Waraabe.