Guddoomiyaha golaha Wakiiladu siyaabaha sharci-darada ah ee uu mansabkii qaranka uga faa’iidaysay ma xukuumadaa ka raaliya?
Gudoomiyaha golaha wakiilada talaabooyinka sharcidaroda ah ee uu kula kacay xilka qaran ee uu uga faa iidastay danihiis gaarka ah, tan iyo xigii lafuya uruda siyaasada ee s/land wxa soo baxayay in hanka siyaasga ah inuu bito oo nin kasta oo damac lihi uu furto urur siyaasadeed sidanu ognahay gudoomiyaha goloha wakiiladu waxa uu katirsanaa xubnihii xildhibaanada ee xisbiga UCID uga soo baxay gobolka saaxil isbahaysigii labad xisbi mucaarad ayuu ku gaadhay krsiga gudoomiyaha wakiilada,qaranka kaalinta sedexaad waa xubinta ugu saraysa sharcyada ee dalka ,sidaynu ognahay khilaafkii xisbiga uu katirsanaaee UCID go,aankii maxakamada sare ka dib c/raxmaan ciro iyo xubno kele waxay ku dhawaaqeen urur siyaasaded iyagoo ku dhawaaqay inay ka baxeen xisbgii UCID waa xuquuq uu muwaadinku leeyahay in uu urur siyaasadeed ama xisbiga uu doono geli karo ama samaysan karo laakiin si sharciga waafaqsan uu u maro xildhibaanda golaha wakiilada waxay ka kakoobanyihiin 82 mudane oo sitoos loo soo doortoey laguna soo soo doortay sedexda xisbi ee UDUB UCID iyo kulmiye ,xildhibaan qudha oo xisbi kale ama urur siyaasaded oo golaha fadhiya hadaba halkan waxaan ku soo bandhigayaa laba arin oo uu ku kacay gudoomiye ciro oo kala ha
1 tabaaloyinka sharcidaro ee uu ku kacay c/raxmaan ciro
2 –xilka qaran ee c/raxmaan ciro qaran ka u hayo ee uu uga faa,iidaysto danihiisa shaqsiga iyo hamigiisa siyaasiga ah
3- c/raxmaan ciro waxa ilo xogogaal ihi sheegeen inuu hor dhigay golaha wakiilada meel marinta lagu qaybqaybiyo lacago loo loo bixiyay toobin si xeerar ka qaar ansixiyo xeerarkaas oo shirkado ay debada kariixayeen . waxa kamida ah xeerarkii isgaadhsiinta oo uu lacag dhan $ 12o,ooo si shakhsi ah uga qaatay laba shirkadood oo ku hirdamayay xeerka
4-dalka jabuuti ugu sugnaa u siyaya $150,000 si aan xeerka l kootada ah ee la ansixiyay aan mooshin looga daba keenin xeerka budhcad badeedaka oo lacag badan ku fadhiyay ,
5- c/raxmaan ciro marka uu debeda u dhoofo waxa uu loo ururiya oo ay jaaliyadaha iyagoo gudoomiye golaha wakiilada baratikool ahaan ku feeleeya ka dibna uu qaadhan ururkiisa wadani ah u wadaydiisto
6- c/raxmaan ciro wax uu si toos ah ugu isticmaalaa ururkiisa wadani kharashaadka shirgudoonka ee musuqyada dalka ku jirta iyadoo lasheegayay in uu dhwaan mahayada uu $300.000 oo loogu masaladeeya kharshaadka baarlamanka isagoo intuu xildhbaanad uqabiyo yidhaahdo wadani ayaanu galay dheha sidoo kele na olalaha uu ururkiiusu wado uu isticmaalo gaadhiga labarka dawlada ah ee uu wato goboladana waxaan usoo jeedinayaa guud ahaan bulshada jS/land in ay fiiro gaara uyeelato ay is la markaan ay kataxadiraan Wadani
Qore: Khadar Jirde Axmed
xikmaawi.410@gmail.com