|

Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa oo shacabka Somaliland ugu baaqay inay nabadooda ilaashadaan dhanka kalana tacsi uu diray muwaadinti ku naf wayey shaqaaqadi ka dhacday hargaysa

        

Guddomiyaha xisbiga ucid  ee bariga Africa oo shacabka Somaliland ugu baaqay inay nabadooda ilaashadaan dhanka kalana tacsi uu diray muwaadinti ku naf wayey shaqaaqadi ka dhacday hargaysa

(KampalaSDN) gudomiyaha xisbiga ucid laantiisa bariga Africa oo shacabka Somaliland kula dardaarmay inay nabad ilaashadaan oo meel uga soo wada jeedsadaan oo ay ogaadaan in aanay ku iman ciyaar ciyaarwaxaan leyahay shacab dowlad iyo xukumaadba inay wada ilaaliyaan nabada ay Somaliland ku soo caano mashay .

Dhanka kale guddomiyaha xisbiga ucid waxa uu tacsi uu diraya muwadiinti ku naf wayey shaqaaqadi ka dhacday caasimada somaliand in ilahay naxariisti jano kawarabiyo kuwa ku wax yeelobayna ilahy hayno caafiyo.

Dhanka kale waxa uu uu soo jeediyey asxaabta iyo ururada dhamaantood inay ku qancaan natiijada ay soo sareen komishanka loo igmaday.

Xukumadana waxa uu ugu baaqay inay nabad wax walba ka horeysiyaan oo ileen waa waxa layngu majeerte ay gaadh ka ahaadan.

Dhanka kale waxa uu hanbalyo uu diray tageerayasha xisbiga ucid oo yidhi waad ku mahad san tihiin codka la garab istaagteen xisbigiina oo aad guusha maanta uu hayo ku soo gadhsiisen waanan idinka mahad naqayna mar labaad iyo saddexaad shacabka xalasha ah reer Somaliland min bari ilaa galbeed.

Isago sii wada hadalkiisa gudomiyhu waxa inta ku daray komishanka midh baan leyehay waa inaad shaqadiina laydin igmaday ee aad qaranka uu haysaan halkiina ka sii wada wada taan komishankana intaas baan ku dhafaya .

Shacabka Somaliland mid baan leyahay nabada idinka keenay idinkana ilashanaya waana inaan waxa kaliya ee aan somalida kale dheer nahay anay sinaba inooga dumin insh alaah waan ogahay inad nabad jeceshihiin ilahay ha ina guuuleyo ayuu hadalkiisa gudomiyuhu ku soo afmeeray

 Boqor2010@gmail.com

+256793177224

 

OFFICE UGANDA KAMPALA

 

WARIYE khadarbitijoor

 

somalidiasporanews

Comments are closed