Guddomiyaha jaliyadda dalka ugandha oo ku dhawaaqay Xuska 18-ka May 2013 in lagu qaban doono hetelka weyn ee caalamiga ah ee free down cite moll
(KampalaTHN) Guddomiyaha jalliyada dalka ugandha Md Md saed yusuf osman (
waxa si sharaf leh Bulshada Somaliland ugu marti-qaadaya inay ka soo qayb-galaan xafladda sannad guurada 22-aad ee gooni-isu-taagga Jam. Somaliland, taasoo lagu qaban doono caasimada dalka ugandha maalinta sabtida habeenimadkeeda 18/05/2013; 7:30 illaa 12:30.
Waxa uu guddomiyuhu shabakada caalamiga ah SDN xafiiskeeda bariga iyo badhtamaha Africa uu cadeyey in sanadka maadamo ay soo baten bulshada Somaliland eek u dhaqan dalka ugandha ay noqotay in hotel weyn loo kireeyo hotelkaas oo ah hotel caalamiya oo magaciisa la yidha free down cite moll oo kuyaala wada tagta entebe airport.
Waqtiga uu ay bilamayso xuska weyn 18 mayna waa 7:30pm ilaa 12:30 habeenimo am,waxaan si sharaf leh iyo xushmad inaad waqtiga ilaalisan .
Insha ALLAH, Xafladda xuska 18 may waxaa inagala soo qayb geli doona ayuu yidhi guddomiye saed isago hadalkiisa sii wada dhamaan bulshada Somaliland qaybaheeda kala duwan min bari ila galbeed waxa kale oo ay iskugu jiran dhanka ganacsatada asxaabta qaranka ardayda jaliyadaa. Haddaba mar laabad waxaanu qof yar iyo qof weynba si xushmad leh uga codsanayaa inaad ka soo qayb gashaan Xuska iyo Xasuusta Maalinta Qarannimadeena Somaliland .
Dhanka kale waxa uu guddomiyaha jaliyadda dalka ugandha Md saed yusuf osman (
Waxaanu gudomiyaha jaliyadda dalka ugandha Md Md saed yusuf osman (
Wixii Faah-faahin ah Fadlan kala Xidhiidh:
Guddomiyaha jaliyadda dalka ugandha Md Md saed yusuf osman (
ALLAA MAHAD LEH
Wariye Khadarbitijoor
+256791661106
XAFIISKA SHABAKADA CAALAMIGA AH SDNNEWS
OFFICE UGANDHA /KAMPALA