|

Guddomiyaha iyo ku xigeenka xisbiga ucid ayaa u shaciyey ina dhamaan tageerayasha xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa dhawaan uu diyaar garooban dabaal daga xaflada damaashaadka xisbiga ucid gadhay una soo baxay xisbinimada

 

 

(kampalaSDN)  gudomiyaha xisbiga ucid ee bariga africa  iyo ku xigeenkiisa ayaa mar ay la hadleen saxafada Somaliland eee bariga iyo badhtamaha Africa ayaa waxay tageraayasha xisbiga  ucid ee bariga iyo badhtamaha africa uu sheegen inay dhawan uu diyaar garooban xaflada xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamaha Africa  si weyn logu damaashadii doona guusha xisbiga ucid ugu soo baxay xisbinimada .

 

 

Dhanka kale waxa ay uu soo jeedieyen in iyana ay dhankooda ka sameeyan dabaal dagyo ka dhaca aduunka dacaladiisa  iyado la cadaynaayo tageerada u xisbiga ucid ku leyahay aduunka daafaihiisa .

 

Waxaanay sheegen oo kale in si weyn uu socoto isku duba ridka qaban qaabada  dabaal daga xaflada xisbiga ucid uu dhawaan ka dhigi doono bariga Africa  waxaan idin lenahay guul guul aynu ku gadhno Hayaanka xisbiga ucid uu gali doono dhawaan iyo mustaqbalba insh alaahu tacaala.

 

Dhanka kale waxay uu sheegen saxafada Somaliland dalka ugandha gaar haan caasimada ugandha  ay gadaal ka soo sheegi doonan marka ay dhacdo qababka badan ee uu socoto howsha xafladu.

 

 

Waxaanay hadalkoodi ku soo afmeeren waxaynu sugnaaba waa fantasiyaha daahfurka  xaflada xisbiga ucid ka dhigi doono dhawaan east Africa gaar haan dalka ugandha , waxaan ino rajaynayna guul iyo in aan mar labaad ku guulaysan dono himiladeena fog iyo dhow ayey hadalkii ku soo afmeeren nuqulkan oo ay uu qaybiyeen saxafada Somaliland.

 

Waxaana ku saxeexan nuqulkan 

 

Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa ………… ahmed abdi Ibrahim

 

 

+256793177224  00256256793177224

 

 

Gudomiye k xigeenka  xisbiga ucid bariga Africa ……….. khadabitijoor

 

 

+256791661106   00256791661106

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wabilaahi towfiiq

 

 

 

Office ugandha /kampala

 

somalidiasporanewsnews

 

 

 

Comments are closed