|

Gollaha Wasiirada Puntland oo shir deg dega ka yeeshay khilaafka madaxda Soomaaliya iyo baaq ay soo saareen

Garoowe Oct 27,2014(SDN/QJ)-Dawlada maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa shir ay Garoowe ku yeesheen waxa ay uga munaaqishoodeen khilaafka madaxda dawlada dhexe ee Soomaaliya.

Shirka aya yeesheen dabadiina waxa ay soo saareen qoraalkan:

WARSAXAFEEDKA_DOWLADDA_PUNTLAND_EE_KHILAAFKA_MADAXDA_SARE_EE_FEDERAALKA_26-10-2014-2[1]

Comments are closed