“Golahan Wakiilada Xukuumada ayaa Fadhiid ka dhigtay iyadaana la Weydiinayaa inay awoodii ka qaaday” Waraysi gaar ah Xildhibaan Bulqaas {DHAGAYSO}
Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ee Somaliland , ayaa ka hadlay kulamadii qarsoodiga ahaa ee ay maalmahanaba xildhibaanadu albaabada iskusoo xidheen, waxa kale oo uu ka hadlay aragtidiisa ku wajahan sababta keentay fadhiidnimada Golahooda oo uu nisbeeyey dhinaca xukuumadda.
waxa kale oo uu xildhibaanku ka hadlay imaanshiyaha madaxweyne-ku-xigeenka Puntaland ku joogo deegaanada taleex oo uu sheegay inay joogaan dad ay xukuumaddu didisay.
Waraysigan oo uu Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas la Yeeshay Weriye Axmed Timo oo ka Tirsan Shabakada Qurbejoog.com
Halkan Guji si aad Mobilkaaga uga dhagaysato Waraysigan
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Waraysibulqaas30.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com