|

Feysal Cali waraabe oo si kulul uga hadlay gooni isku taaga Somaliland

Austrelia May 25, 2013(SDN)-Faysal Cali Waraabe oo ah gudoomiyha Xisbiga Mucaradka ah ee UCID kaa oo ka jira Deeganadda Maamulka Somaliland aya xili uu Waraysi siinayay Warbaahin lagu magacabo SBS oo kutala Wadanka Austrelia sacadana ku hadasha Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu si kulul kaga hadlay Gooni isku taga Maamulka Soomaliland iyo Ddaka ku howlan sidii ay dib ay umideen lahayen Dowladda iyo mamulkaasi.

 

Cali Warabe  ayaa waxa uu iskumid in ay yihiin ku tilmaamay Qofka Fidinaya dhaqanka ay caadeesteen qarkamid ah ee Dalalka Caalamka oo ah Kiritaanka iyo qofka doonayo in uu dib u soo celiyo miidnimadda Soomaliya,waxa kaloona uu sheegay qofka ka soo jeeda Deegaanaddaa oo lagu arko isna in uu ka shaqenayo miidnimadda Soomaliya in la xiro islamarkana dil Togasho xetaa logu daro.

 

Gudoomiyha Xisbiga UCUD ayaa mar uu waydiiyay Wariyaha Waraysigani la yeshay oo u shaqwenayay Warbaahinta SBS ee ku tala Austarelia su aal ahayd Qatarta ka imaan karta Hadalkaasi uu ku hadlay ayaa waxa uu ku jawaabay.

Comments are closed