|

“Faysal Gudoomiyaha Ucid, Sheekh Shariif ayaan la hadlay ayuu Yidhi Yaa u Dirtay” Wasiirka Shaqada {DHAGAYSO}

Hargaysa 15,Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Barre Garaad ayaa ku dooday in Wada Hadalada Somaliland iyo Somalia ay horseedi doonaan in Somaliland ay Beesha Caalamka ka hesho aqoonsiga ay raacdada ugu Jirto Mudada dheer.

Wasiirka oo ka hadlayay Madal lagu Gorfaynayay Mustaqbalka sida ay noqon doonaan Wada hadalada u dhexeeya labada dal iyo Saamaynta ay ku yeelan karaan Mandaqada oo Maanta lagu soo Gebo gabeeyay Magaalada Hargaysa ayaa Sidoo kale waxa uu Wasiirku Naqdiyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo duray Wada hadalada labada dal u socda .

Halkan Guji Si aad Mobilkaaga Uga Dhagaysato Hadalka Wasiir Garaad
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/maxamudgarad15.mp3″]

Hargaysa SDN.

contact@somalidiasporanews.com

 

 

Comments are closed