|

Farriintii Ugu adkayd Uguna Dambaysay ee Gudiga Heerka qaran ee Qabanqaabada Xuska 18 May DAAWO

Hargaysa 17.May 2015 (SDN/QJ)- Gudida qabanqaabada heer qaran ee xuska sanadguurada 24 ee 18may ayaa shirjaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada hargaysa waxay kaga hadleen udiyaargarawga munaasibada 18may.
wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland mudane cali maxamed waran cade oo ah gudoomiyaha gudida qabanqaabada xuska 18may oo bulshada halka fariin uga diray
Dhankeedana wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland oo kamida gudida qaban qaabada xuska 18 may ayaa iyaduna bulshada Somaliland usoo jeedisay inay siweyn uga qaybqaataan sanadguurada 24 ee munaasibada 18may.

Comments are closed