Fanaanada Nimco Jaamac oo markale ku tuftay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle:Ha Iska Sii Fadhiyinee Iska Sii Soco Sidaadaba
Ottawa Aug 19,2013(SDN)-Fanaanada Nima Jaamac ee reer Jabuuti sanadihii u danbeeyay mucaaridad a xoogan kula jirtay xukuumada Jabuuti ayaa haatan soo saartay Hees ay ku fareyso madaxweyne Geelle in iska Socdo.
Heestan ayaa ku soo beegmeysa xili haatan ay wadahadalo u socdaan Mucaaridkii ay mudada Rafiiqa ahaayeen Fanaanada iyo Xukuumada Jabuuti.
“Shicib kii ku siday iyo Abwaankii ku sixi jiray labada isa seegtee Ha iska sii fadhiyine Iska soco Sidaadaba”
Waa halku dhiga heestaban cusub oo la yidhaahdo NINKA oo ay ku luuqeyneyso Nimca Jaamac DAAWASHO HABOON
SDN-Ottawa
contact@somalidasporanews.com