Fadiixada Cusub ee Uuruka Umadda By Mukhtar Cilmi
Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.
Waxaa baryahaan somaliland gudahida ka socday fadiixaad cosob oo ku soo biirtay fadiixadaha Ururka Ummadda !! , taas oo ah nin walba iska soo sharaxaa Ururka Umadda qarashka ololahiisa waxa qaba gaboose iyo Ururkiisa Ummada !!
Xaguu ka keenaya misaaniyaad 225 musharaax deegan !! ?, waa shay cajib ah oo lala yaabo runtii, bal eega beentaas intaa leeg ee gaboose iyo Ururkiisuu uu soo bandhigayn musharaxiinta golaha deegankaa!!.
Runtii waa wax laga khajilo weeye inuu Ururkaas marxaladaa gaadhay oo bilaabay inuu khiyaamo masharaxiinta deegaamada Somaliland ee hamiiga siyaasideed leh inay wax ka badalaan dalkooda,l aakin maaha shay ku cosob Gaboose iyo Ururkiisa Ummada inay been ku dhaqmaan .
Waa fadiixad ka mid ah fadiixadaha Ururka Gaboose ,waxaana ugu daran imika musharaxiintii oo arkay beentaas oo galay mushkilad oo khilaf ka dhex taagan yahay mushaaraxiin Ururka Umadda iyo Gbaoose laftiisa !! waxaana uu soo jidin laaha musharaxiinta inay galan Ururada kale intay gorgor tahay waana iga waano !!.
Ka taxadiira Urur been iyo munafiqnimo wax ku raba shacabow !!.
By Mukhtar Cilmi