Ergeyga Qaramada Midoobey u Qaabilsan Soomaaliya oo Garoowe Booqanaya
Garoowe July 13,2013(SDN)-Ergeyga Qaramada Midobey u qaabilsan dalka Soomaaliya Nicholas Kay iyo wedi uu hogaaminayo ayaa maanta boqasho ku tegay magalada Garoowe.
Ergeyga ayaa kulamo la yeeshay madaxda Maamul-goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole.
Waxa ay labada masuul ka wadahadleen xaaladaha Soomaaliya oo ay u horeyso Dastuurka dalka Soomaaliya.
Ergeyga ayaa lagu wadaa in uu Puntland joogo mudo laba cisho ah oo uu ugu kuur geli doono xaaladaha degaanada Puntland ka jira.
3
views
Waro Gaal ─ Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta 13 July,2013 xarunta madaxtoyada Garowe ku qaabilay ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia Ambassador Nicholas Kay. Wasiiro ka tirsan Puntland ayaa garoonka diyaardaha Garowe ku soo dhoweeyay wafdiga Kay ,waxana hogaaminayay wasiirka maaliyada Faarax Cali Jaamac ,wasiirka deegaanka Cabdiqani Yuusuf Cade iyo wasiirka gaadiidka Eng.Daahi Xaaji Khaliif. Ka dib kulan saacado qaatay ayay labada masuul si wadajir ah saxaafada ula hadleen ,waxana …
2 hours, 45 minutes ago
8
views
Somali Memo ─ Faah Faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala eegtay saraakiil Mareykan ah iyo kuwa katirsan ciidanka Uganda ee magaca AMISOM ku jooga Soomaaliya. Ilo wareedyo ay SomaliMeMo heshay ayaa sheegaya in weerarkii shalay lagu dilay taliyihii CIA-da Mareykanka ee Bariga qaaradda Afrika iyo abaan-duuliye ku xigeenkii ciidanka UPDF-ta Uganda sidoo kale waxaa dhaawacyo halis ah qaba saraakiil kale oo AMISOM katirsan. Inkastoo xarakada …
2 hours, 45 minutes ago
2
views
Somali Memo ─ Inkastoo la isku dayay in wax badan oo dacaayado ah laga fidiyo ururka Alqaacidda hadana dadka Muslimiinta ah ee ay la dhaqmeen iyo dadyowga kale ayaa qirsan akhlaaqdooda iyo hab dhaqanka howlwadeennada kala duwan ee ku dhex faafsan bulshada. Tv Aljazeera English oo kamid ah warbaahinta caalamka kuwa ugu caansan ayaa kamid ah warbaahinta la ashqaraarsan nidaamka, akhlaaqda io habdhaqanka Mujaahidiinta Alqaacidda gaar ahaan qeybta Xisbada (Islamic Police) Weriye ka …
2 hours, 45 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─ MuqdishoRBC Radio) Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukunno kala gadisan ku ridday eedeysanayaal maxkamadda la horkeenay,Maxkamadda ayaa waxaa maanta ay dacwadooda u fariisatay dad gaaray 16 eedeysane oo ku kala eedeysnaa danbiyo kala duwan sida dil,dhac iyo Kufsi,markii uu dhamaaday dhegeysiga dacwadda eedeysanayaasha ayaa waxaa xukunka maxkamadda ku dhawaaqay Dr xaashi Cilmi Nuur gudoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir. Gudoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir Xaashi Cilmi Nuur ayaa ku dhawaaqay xukunka maxkamadda,wuxuua sheegay …
2 hours, 45 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─ Matabaan(RBC Radio) Saraakiisha Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan ayaa ka dalbaday dowladda feredaalka iney wax ka qabato dhibaatooyin ay sheegeen iney xilligan lasoo deristay ciidamada ku sugan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Sarkaal u hadlay ciidanka ayaa sheegay iney dowladda ka codsanayaan iney ka helaan xuquuqda ay ku leeyihiin. Xasan Maxamed oo kamid ah ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ciidamada …
2 hours, 45 minutes ago
2
views
Raxanreeb ─ Muqdisho(RBC Radio) Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka kula kulmay gudiga ay dowladdu u xilsaartay diyaarinta Ajandayaasha shirka 16ka bisha Sep ka dhacaya magaalada Brussles ee xarunta Midowga Yurub kaasoo looga hadlayo dib u dhiska dalka Soomaaliya. Soomaaliya.Afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya ahna la taliyaha madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Inj. C/raxmaan Cumar Yariisow ayaa warbaahinta tafaasiil kasiiyey waxyaabihii uu madaxweynuhu kala hadlay xubnaha guda …
2 hours, 45 minutes ago
3
views
Puntland News 24 ─ Garowe, 13 July 2013 – The Special Representative of the United Nations Secretary-General (SRSG) for Somalia, […]
2 hours, 45 minutes ago
2
views
Puntland News 24 ─ Garoowe, 13 July 2013 – Ergeygga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay (SRSG), […]
2 hours, 45 minutes ago
2
views
Oodweyne News ─ Muqdisho (OWN) Wasiirka arrimaha gudaha iyo ammaanka Qaranka xukuumadda Soomaaliya Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in wadahadalladii dowladdaha Soomaaliya iyo Somaliland ku dhexmaray dalka Turkiga ay ahaayeen kuwo lagu qancinayo Somaliland. Cabdikariin Guuleed oo shalay dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa sheegay in wadahadalladu ay kasoo baxeen saddex qodob oo uu ugu muhiinsanaa mid ku saabsan maamulka hawada Soomaaliya, taasoo guddi gaar ah loo saaray. “Wadahadalladii ka dhacay Turkiga waxay …
2 hours, 45 minutes ago
5
views
Oodweyne News ─ Kismaayo (OWN) Wararka laga helayo Magaallagga Kismaayo ee Xarunta gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in duleedka Kismaayo ay iminka ka socdaan dhaqdhaqaaqyo Ciiddan oo ay wadaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee duleedka Kismaayo ku sugan, ayaa sheegay in Qorshahoodu uu yahay sidii ay magaaladaas u qabsan lahaayeen ka dib markii laga saaray hogaamiyihii taageersanaa Dawladda Soomaaliya ee Barre Hiiraale oo uu dagaal muddo socday kaga gacan sarreeyay …
2 hours, 45 minutes ago
– See more at: http://gaafo.com/226599/madaxweyne-faroole-iyo-ambassador-nicholas-kay-si-qodo-dher-uga-wadahadlay-xaalada-soomaaliyasawiro/#sthash.69L4NDIk.dpuf