|

Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo soo Qufay Sirro uu ka Hayay Xukuumada Siilaanyo {DHAGAYSO}

Hargaysa 13.Jan 2014 (SDN)- Wasiirkii Hore ee Wasaarada Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Meel adag iska Taagay Wada Hadalada u Socda Somaliland iyo Somalia Waxaanu ka Sheekeeyay Dhacdooyinkii uu ku Taliyay Xiligaas oo uu ka Tirsanaa Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo .

maxamed xaashi cilmiEng Maxamed Xaashi Cilmi waxa uu Sheegay in Isbedel Guud ku Yimid Qadiyada Qaranimada Somaliland oo Nusqaan Xoogan kala Kulantay Wada hadalada Ma dhalayska ah ee u dhexeeya sida uu Yidhi Somaliland iyo Somalia .

Eng Maxamed Xaashi ayaa hadalkan Maanta ka Jeediyay Shir Jaraa’id oo Madasha Wada Tashigu ku qabatay Magaalada Hargaysa.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalkii Eng Maxamed Xaashi
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Maxa’edXaashi13.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed