Eedayn ay Mujaahidiintii SNM u soo Jeediyeen Xukuumada Somaliland iyo Isu soo bax ay ka Hor dhigeen Xarunta Maamulka Togdheer ka Daawo QURBEJOOG.COM
Burco 16.March 2014 (SDN)- Qaar ka Tirsan Mujahidintii SNM Ee Gobalka Togdheer ayaa Maanta Banaanbax Baladhan Oo Cabasho ah ka Hordhigay Xarunta Gobalka Togdheer ayaa Eedayn usoo Jeediyay Xukumada Talada Haysa.
Waxaanay Mujaahidintani Maanta Sameyay Banaanbaxa Cabashada ah ay Xukumadu ku Eedeyeen inay ka Gaabisay Wax u Qabashada Dadkii usoo Halgamay Dibu Xoraynta Dalka.
Burco SDN.
Qurbejoog.com