|

Duur:Shirka waxaan ku joogaa aniga oo ah wasiir Habar Yonisa(DHEGEYSO)

Daallo July 03,2012(SDN)-Shirka buurta daallo uga socda Beesha Galbeedka Burco ayaa kolkii u horeysay looga oglaaday in ay siyaasiyiintu madasha ka hadlaan.

Siyaasiyiinta halkaa ka hadlay waxa ka mida wasiirka arrimaha guddaha ee Jamhuuriyada Somaliland Md Maxamuud nuur Caraale Dur oo hore ay ugu shaabadeysneyd hagardaamada Shirka.

Wasiirka ayaa hadalo uu halkaa ka jeediyay waxa uu ku sheegay in aaney xukuumadu ka soo horjeedin shirka beesha.

Sidoo kale waxa iyana shirka ka hadlay siyaasiyiin ay ka mid yihiin Siciid Sulub.Cali Warancade iyo Dr Maxamed Cabdi Gaboose.

HALKAN KA DHEGEYSO KHUDBADIHII DAALLO AY KA JEEDIYEEN WASIIR DUUR WASIIR CABDI AWDAHIR,SICIID SULUB ,CALI WARANCADE IYODR GABOOSE

Comments are closed