“Dunnida waxaa wax lagu bedelaa Inqilaab amase inuu Taayirku Wareego” Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Wakiilada oo Waraysi gaara siiyay Qurbejoog {DHAGAYSO}
Hargaysa 11.March 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar Axmed Sanweyne ayaa faahfaahin ka bixiyay Waajibaadka Gudidooda loo Xilsaaray,Waxaa kale oo uu Sharaxaad ka Bixiyay Doorka ay ku leeyihiin daba galka Miisaaniyada uu Golahoodu ansixiyo in Sidii la rabay ay u socoto iyo in kale.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XOGWARANKAN OO DHINACYO KALA DUWAN LEH
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Sanyare11.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com